Dagaal afurkii caawa ka qarxay Suuqa weyn ee Bakaaraha, iyadoo uu bacadlaha dharkana uu dhinac ka gubanaayo.

war degdeg ah

Halkaan ka akhri

Dagaal goor dhow ka qarxay Suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho kaasoo bilowday wakhtiga afurka afka lagu hayay.

Waxaa si aad ah loo maqlayaa madaafiicda dagaalka iyo sidoo kale rasaasta qoryaha fudud.

Waxaa lagu soo waramayaa in uu gubanayo Bacadlaha dharka ee suuqa weyn ee Bakaraha iyadoo aan lacadeyn karin qasaaraha dhabta ah ee gubashada bacadlaha dharka.

Wixii soo kordha dib ayaanu idinkaga soo gudbin doonnaa

somaliSwiss Xafiiska Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com