Archive for November, 2007

An unidentified man lays dead in the Huriwaa district in the south of Mogadishu, At least 10 people were killed on Thursday in fighting between…

November 30, 2007

Mogadishu Somalia
 Halkaan ka akhri

Ciidamada gumeysiga Ethiopia oo weeraradii ugu xumaa ay ku heystaan Soomaaliya, iyo Meles Zenawi oo ku calaacalaya, yaa iiga soo saara Ciidamadeyda.

November 30, 2007

Daawo Video-ga
 Halkaan ka akhri

Dawlada Qadar sheegtay in Ururka IGAD uu mas’uul ka yahay dhibaatada ka taagan wadanka Somaliya.

November 30, 2007

King of the state of Qatar

 Halkaan ka akhri

Dagaalkii dhex maray Eritrea iyo Ethiopia oo lagu xasuuqay 123.000 ciidamada Ethiopia ah, halka maalmaha soo socda laga cabsi qabo dagaal ka dhex qarxa mar labaad.

November 29, 2007

Eritrea & Ethiopia
 Halkaan ka akhri

Saraakiisha ciidamada gumeysiga Ethiopian-ka oo u hanjabay Odoyaasha iyo Maamulka Gobalka Hiiraan, sadex cishana u qabtay.

November 29, 2007

Balad-weyne
 Halkaan ka akhri

Somalia’s new prime minister, Nur Hassan Hussein, is meeting Somalia’s clan leaders while he prepares to name his new cabinet.

November 29, 2007

Somali Clans
 Halkaan ka akhri

Burundi peace keepers are deploying in Somalia in two weeks time to boster the pasification efforts by the Ugandan contingent, the UPDF Chief of Training and Operazions, Brig. Silver Kayembe has said.

November 29, 2007

Brundi Troops

 Halkaan ka akhri

Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib-U-Xoreynta Sheikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu wado in uu gaaro magaalada qaahira ee Wadanka Masar.

November 29, 2007

Qaahira Masar
 Halkaan ka akhri 

Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo isku bedelay Darawal, kadib markii uu ka qaxay magaalada Baydhabo !!!! Sir hoose oo xiisa leh.

November 29, 2007

Maxamed Qanyare
 Halkaan ka akhri

Magaalada Muqdisho oo dib u gashay daagaladii xooganaa, dagaalka maantana looga xoreeyax wadooyinkii ay xirteen ciidamada gumeysiga.

November 29, 2007

Dagaalka Maanta

 Halkaan ka akhri

Weerar kale oo aad u xoogan ayaa habeenkii 2aad lagu qaaday Ciidamada gumeysiga Ethiopia ee magaalada Muqdisho.

November 29, 2007

Dagaal habeenkii 2aad

 Halkaan ka akhri

Xaalada goobihii xalay lagu xasuuqay Ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo kuwa dhar-cagaarta ee dagaalada xoogan ay ka dheceen oo saakay degan.

November 28, 2007

Dagaalkii Xalay

Halkaan ka akhri

Baasaboorkii Cusbaa ee dowladda KMG ah ay soo samaysatay E-Passbort oo socon waayey kadib markii la aqoonsan waayey.

November 28, 2007

E-Passbort

 Halkaan ka akhri

Jabhada ONLF oo dishey 6 askari oo Ethiopian ah oo Ilaalinay Shirkad Laga Leeyahay Dalka Maleysiya oo Sahan Shidaal u tagtay aagga Cobolle.

November 28, 2007

 ONLF
 Halkaan ka akhri

Xaaji Cabdi Iimaan:- Waa in Maxkamad la soo taagaa Axmed Diiriye, haddii dembi lagu waayana waa in la soo daayaa.????

November 28, 2007

Axmed Diiriye
Halkaan ka akhri