Wareysi Cade Gaaboow
Halkaan ka akhri
Archive for November 9th, 2007
Cade Gaaboow:- waa in dadka muqdisho isku meel uga soo wada jeestaan, kan ladiyaayo kan fiirsaayaa walaalkiis eh, hadii kan maanta laga boxo in meri kan kale lagalaayo haku tala galo.
November 9, 2007Axmed Diiriye:- ciidamada gumeysiga Ethiopia xasuuq aan aduunka ka dhicin oo aan weli la arag ayeey ka wadaan Magaalada Muqdisho.
November 9, 2007 Wareysi Axmed Diiriye
Halkaan ka akhri
Xoghayaha Guud ee Q.M Ban Ki-moon oo doonayo inuu Soomaaliya Ciidamo u Soo diro, kadib markii dadkeeda la xasuuqo oo labaabi’iyo.
November 9, 2007Halkaan ka akhr
Xasuuq ay ciidamada gumeysiga Ethiopia u geysteen shacabka Muqdisho, tirada dadka ay xasuuqeen ay kor u dhaaftay in kabadan 50 qof.
November 9, 2007Xasuuqa Shacabka
Halkaan ka akhri
Qasaarihii shalay loo geystay Ciidamada gumeysiga Ethiopia, oo ay maanta uga aar guteen Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.
November 9, 2007Jabkii Xabashida
Halkaan ka akhri
Sheikh Yusuf Indha-Cade:- gumeysiga waxa dagaalka kula jira waa anaga, iyo shacabka guryahooda laburburiyay, xasuuqana lagu hayo.
November 9, 2007Wareysi Sh. Indha Cade
Halkaan ka akhri
Sh. Shariif:- hadii uu Caalamka u leexday inuu garab siiyo gumeysi, anaga uma jixinjixeyno ee xaqeena waa soo dhacsaneynaa.
November 9, 2007Wareysi Sh. Shariif
Halkaan ka akhri
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mudane Ban Ki-moon oo walaac ka muujiyey dagaal ka qarxo Xaduuda Eritrea & Ethiopia.
November 9, 2007Halkaan ka akhri





















