Kulan ay soo qaban qaabiyeen United Somali Diaspora oo kadhacay gobolka Minnesota iyo Wafti kasocda Ururka Xornimadoonka Soomaaliyeen oo si weyn dadkii halkaa isugu yimi u qiiro galiayay.

Somali Wadaniyiin ah

United Somali Diaspora

Halkaan ka akhri

United Somali Diaspora President: Hassan Dhooye United Somali Diaspora Vice President: Mohamed Adan Tiiceey

F. Prime Minister. Abdirisak Haji Vice Chairman: Sakariye M.Haji Prof. Hassan Mahadallah
Drs. Fowsiyo M. Sheekh Prof. Abdirahman Haji Adan ibbi Prof. Mahadallah, Drs. Fowsiyo

Kulanka ay soo qaban qaabiyeen Ururka Midowga Qurba Joogga Soomaaliyeed (united Somali Diaspora) ee saldhiggiisu yahay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, Sabti Nov 24, 2007. Kulankaas oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tiro badan oo lagu qiysaaya ilaa sagaal boqol oo qof iyo ka badan ayaa qodobadii loogaga hadlay waxaa ka mid ahaa:

  1. Diyaaradaha Ethiopian Airlines Waa in aan qof Soomaali ah raacin…

  2. Xawaaladaha Soomaaliyeed waa in aysan wax lacag ah gey Addis Aababa, Xawaaladii geysanaya waa in Soomaalidu Qaadacdo oo aan lacag lagu xawilan…

  3. Qofkii Viso ehelkiisa ugu diri lahaa Addis Ababa ha ugu diro Jabuuti oo ay ku yaalaan Safaaraha Adduunka oo dhan…

  4. Qof Soomaali ah waa in uusan iibsan Canjeelo Xabashiga (Xanjeero Itoobiyaan)

  5. Qof Soomaali ah waa in uusan iibsan Qaadka ka Yimaada Itoobiya

  6. Qofkii Itobiyaan taageera waa in laga dhigo Gun oo aan laga guursan, lana takooro, laguna qoro buugga madow…

  • Xalka Siyaasadeed ee Soomaaliya (C/risaq Xaaji Xuseen, Ra’iisul wasaare hore ee Soomaaliya)

  • Siyaasadda khaldan ee maamulka Bush ee ku aadan Soomaaliya (Prof. Xasan O. Mahadallah, Jaamacadda Southern University)

  • Habka ay Isbahaysigu ku samatabixinayaan siyaasadda cakiran ee Soomaaliya (Sakariye M. Xaaji Cabdi – Vice Chairman, isbahaysiga)

  • Sharci darrada ay Dawladda Itoobiya ku qabsatay Soomaaliya (Prof. C.raxmaan Xaaji Aaden Ibbi – Isbahaysiga)

  • Ku xadgudubka Ethiopia ee xuquuqul Insaanka iyo Dembiyada dagaal ee ka dhaca Soomaaliya (Fowsiya Maxamed Sheikh)

  • iyo Warbixin Xasuuqa ka dhacay Xamar

Former Prime Minister Abdirisak Haji Xuseen oo Bilad Wadaninimo la Gudoonsiiyay

SomaliSwiss@hotmail.com