Dagaal Xamar
Halkaan ka akhri
Archive for December, 2007
Dagaal afar geesood ah oo caawa lagu qaaday ciidamada Dowladda KMG ah ku sugan meela badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho.
December 31, 2007Ugu yaraan illaa 150 qof ayaa ku dhintay rabshado aad u waaweyn oo ka dhacay dalka Kenya, sababo la xiriira dhanaca doorashada oo lasheegay in lagu shubtay.
December 31, 2007Rabshado Waaweyn
Halkaan ka akhri
Press Release from Alliance for the Re-liberation of Somalia(ARS), “A Year of Resistance Against Ethiopian occupation”.
December 31, 2007A Year of Resistance
Halkaan ka akhri
Afhayeenka Al-Shabaab Sheikh Mukhtaar Roobow oo shaaca ka qaaday inay xalay si kulul u xanuunjiyeen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.
December 31, 2007Abuu Mansuur
Halkaan ka akhri
Sarkaalkii u qaabilsanaa dowladda KMG iyo Ciidamada Gumaysiga Ethiopia, dhaca iyo bur-burinta Suuqa Bakaaraha oo Saakay la khaarajiyay.
December 31, 2007Garamgaram
Halkaan ka akhr
Waxyeellada uu gaystay dagaalkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo Ciidamada Gumeysiga ku soo hoggaamiyeen shacabka Madaafiic.
December 31, 2007Dhaawaca Xalay
Halkaan ka akhri
Mwai Kibaki oo la sheegay inuu mar labaad ku guleystay Madaxweyna-nimada Dalka Kenya, & warar kale oo sheegaya wax is daba marin.
December 30, 2007Madaxweyne Kibaki
Halkaan ka akhri
Banaanbax looga soo horjeedo xasuuqa ay Ciidamada gumeysiga Ethiopia ka wadaan dalka Soomaaliya oo ka dhacay Portland, USA.
December 30, 2007Bannaanbax USA
Halkaan ka akhri
Ciidamo cusub oo Ethiopian ah oo aad u tira badan oo lasoo dhoobay degaanka “Kala Bayrka” ee Gobolka Hiiraan.
December 30, 2007Gumeysiga Ethiopia
Halkaan ka akhri
Gen. Cadde Muuse oo Qiray in Afduubkii hore ee Weriyihii dalka Faransiiska la bixiyey lacag dhan illaa $100,000
December 30, 2007Cade Muuse
Halkaan ka akhri
Ciidamada Ugandha oo bilaabday ilaalinta Airboorka iyo Badda xeebta Muqdisho
December 30, 2007 Ugandan Troops
Halkaan ka akhri
Maleeshiyaadkii haystay Shaqaalihii Hay’adda MSF oo dalbaday Lacag dhan 250kun oo USA oo Madax furasho ah.
December 30, 2007 Goobta Afduubka
Halkaan ka akh
Jenaral Gabre:- Barta Afkan Xabashiga, maxaa yeelay waa kii Mustaqbalka dalkaan.
December 29, 2007Gumeysiga Ethiopia
Halkaan ka akhri
Bannaanbaxyo aad u waaweeyn oo ka kala dhacay wadamada Findland & Denmark, (Daawo Sawirada iyo Video-ga).
December 29, 2007Daawo Sawirada
Halkaan ka akhri
Ururka wadaniga dhalinyarada somaliyeed ee sudan oo ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen dhalinyarada wadamada carbeed.
December 29, 2007 Shirka Dh. Carbeed
Halkaan ka akhri





















