Archive for January, 2008

SomaliSwiss Videos ka daawo – “Maxaad kala socotaa Siyaasadii C/llaahi Yusuf iyo Cali Geedi dalka uga iibsadeen Cadowga Soomaaliyeed”.

January 31, 2008

Luqada waa France
Halkaan ka akhri

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga oo xaaladda Bani’aadanimo ee Soomaaliya ku tilmaantay tan ugu daran Adduunka.

January 31, 2008

 Dadkii barakacay
 Halkaan ka akhri

Shir madaxeedkii 10-naad ee Midowga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka.

January 31, 2008

Shirka M. Afrika
Halkaan ka akhri

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo fariisimo cusub ka sameystay (kala bayr) & (Janta Kundisho 115)” ee Gobolka Hiiraan.

January 31, 2008

Kala Beyr
Halkaan ka akhri

Maxamed Dheere oo ugu baaqay Mucaaradka kasoo horjeeda wadahadal iyo in dilka ugaarsiga ah laga daayo maamulkiisa gobolka Banaadir.

January 31, 2008

Maxamed Dheere
Halkaan ka akhri

Ciidamada cusub ee Burundi ayaa saakay fariisin cusub ka sameystay Jaamacadii Ummadda Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho.

January 31, 2008

Ciidamada Burundi
Halkaan ka akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda KMG Soomaaliya oo ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Soomaalida saldhigyadii ay ku lahaayeen magaalada Muqdisho.

January 30, 2008

 Wasiirka Gudaha
Halkaan ka akhri

Sheikh Ibraahim Suuleey “Bixitaanka Ciidamada gumeysiga Ethiopia ay Muqdisho ka bexeen waxay bilaaw u tahay Guusha ay soo hooyeen Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed”.

January 30, 2008

Sheikh Ibr. Suuleey
Halkaan ka akhri

Golaha Dhaqanka & Midnimada Beelaha Hawiye oo ka digay in la tago goobaha ay ka guureen ciidanka Ethiopia ee Magaalada Muqdisho.

January 30, 2008

Ciidanka Ethiopia
Halkaan ka akhri

Banaan baxya aad u waaweyn oo lagu taageerayo ka bixitaanka ciidamada gumeysiga Ethiopia ay ka bexeen qeybo kamid ah saldhigyadoodii Muqdisho.

January 29, 2008

Bannaanbaxyo
Halkaan ka akhri

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia iyo kuwa Dowladda KMG ah oo caawa isaga guuray qaybo badan oo ka mid ah Xarumahii ay ka degnaayeen magaalada Muqdisho.

January 29, 2008

Ciidamo guuray

Halkaan ka akhri

Dagaal dhex maray maleeshiyaad ka wada tirsan dowladda KMG ah ayaa ka dhacay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose.

January 29, 2008

Dagaal Leego
Halkaan ka akhri

Isbahaysiga Dib-U-Xoraynta Soomaaliya oo Warsaxaafadeed Cambaarayn ah ka soo saaray qaraxii lala beegsaday Hay’adda MSF Holland ee Magaalada Kismaayo.

January 29, 2008

Booqo www.SomaliSwiss.net

War Saxaafadeed
Halkaan ka akhri

Meydadka illaa Shan qof oo ay ku jiraan askar Ethiopian ah ayaa saaka laga helay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho.

January 29, 2008

Suuqa Xoolaha
Halkaan ka akhri

Afar qof oo laba kamid ah ay ahaayeen dhaqaatir Ajnabi ah ayaa ku dhintay qarax xoog leh oo lala eegtay gaarigooda magaalada Kismaayo.

January 28, 2008

Qarax Kismaayo
Halkaan ka akhri