Archive for June, 2008

Madaxweynaha dalka Masar M. Xusni Mubaarak oo sheegay in Qaaradda Afrika ay hayso wadadii ay ku gaari lahayd Horumar iyo Isku Fillaansho.

June 30, 2008

Kulan Dowladaha Afrika
News Somali & English
Halkaan ka akhri

Xildhibaan Cashara oo u sheegay qaar ka mid ah Warbaahinta in Barlamanku uu sameynayo guddi soo baara Xasuuqa loo gaystay dadka rayidka ah.

June 30, 2008

Xildhibaan Cashara
Halkaan ka akhri

Ciidamada gumeysiga Ethiopia oo Xalay Xasuuq u gaystay Shacabka degan degmada Guri Ceel ee Gobalka G/gaduud.

June 30, 2008

Xasuuqa Ciid. Ethiopia
Halkaan ka akhri

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada KMG oo sheegay in uusan Aqoonsaneyn waxna ka ogeyn Wareegto Xafiiska Madaxweyne C/llaahi Yuusuf maanta lagu Magacaabay Degmooyin Cusub.

June 29, 2008

Muuse Nuur Amiin
Halkaan ka akhri

Saraakiil katirsan Isbaheysiga Dib-U-Xoreynta oo uu kamid yahay Cumar Xaashi Aadan oo gaaray magaalada Baladweyne.

June 29, 2008

Cumar Xaashi Aadan
Halkaan ka akhri

Spain have ended their 44-year wait for a major footballing trophy thanks to a 1-0 victory over Germany in Vienna.

June 29, 2008

Spain Win Euro 2008
Halkaan ka akhri

Madaxwaynaha Dowlada KMG C/llaahi Yusuf yaa Manta ku dhawaaqay Dagmooyin cusub oo katirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

June 29, 2008

Mad. C/llaahi Yusuf
Halkaan ka akhri

Madaxda dhinacyada is khilaafsan ee Isbaheysiga Dib-U-Xoreynta oo ku kulmaya Dalka Yemen.

June 29, 2008

Isb. Dib-U-Xor.
Halkaan ka akhri

Faa-faahin dheeraad ah oo ka soo baxday afduubkii shalay loo geystay Shaqaalihii Ajaanibka ahaa ee Miinada ka baarayey nawaaxiga Gobolka Bakool.

June 29, 2008

Ciidanka Maxkamadaha
Halkaan ka akhri

Magaalada Guri-Ceel ee gobolka Galgaduud oo xalay dagaal Culus uu ku dhex maray Ciidamada Mujaahidiinta iyo Kuwa Gumeysiga Ethiopia.

June 29, 2008

Ciidanka Ethiopia
Halkaan ka akhri

Shaqaalihii Ajaanibta ahaa ee lagu afduubtay Magaalada Hudur ee Gobolka Bakool oo galabta lasii daayey.

June 28, 2008

Mujaahidiinta Islaamiga
News Somali & English
Halkaan ka akhri

Ergo ka socota Midawga Afrika oo loo soo diray in ay ka soo warbixiyaan xaqiiqada ka jirta Xuduuda Djibouti & Eritrea.

June 28, 2008

Ururka Midowga Afrika
Halkaan ka akhri

Ciidamo Ethiopian ah oo ka hayaamay Gobolka Hiiraan kuna sii socda magaalooyin ka tirsan Gobalka G/gaduud.

June 28, 2008

Ciidamada Ethiopia
Halkaan ka akhri

Dagaal qaraar oo ay isaga hor yimaadeen Xoogagga Muqaawamada iyo Ciidamada Dowladda KMG oo maanta ka bilowday magaalada Xudur Gobalka Bakool.

June 28, 2008

Ciidanka Mujaahidiinta
Halkaan ka akhri

Jaamacada Carabta iyo Ururka Midowga Africa oo sheegay inay iska kaashan doonaan sidii loo dejin lahaa xaaladda dalka Soomaaliya.

June 27, 2008

Al-Sayid Samir Hosni
Halkaan ka akhri