Ramadaan Kariim
Halkaan ka akhri
Archive for August, 2008
Ramadaan kariim dhamaan Muslimiinta ku dhaqan Aduunka, Beri ah waa 1-da Bisha Ramadaan.
August 31, 2008Ururka Wadaniga Soomaaliyeed: Waxaan leenahay Shacbiga Soomaaliyeed oo dhan Ramadan Kareem.
August 31, 2008Ramadan Kariim
Halkaan ka akhri
Maamulka gobolka Baay oo sheegay in xabsiyada gobolkaasi laga sii dayn doono maxaabiista ku xiran.
August 31, 2008C/Fataax Geeseey
Halkaan ka akhri
Xoogagga MMIS oo isku khilaafay maamulka magaalada Jowhar, kadib markii uu maamul cusub oo isla Maxkamadaha ah uu lawareegay magaalada Jowhar.
August 31, 2008Magaalada Jowhar
Halkaan ka akhri
Magaalada Buulo-Burde oo looga dhawaaqay Maxkamad Islaami ah oo ay dadka deegaanka raali ka yihiin.
August 31, 2008Maxkamad Islaami ah
Halkaan ka akhri
Cumar Sheekh Cali (Cumar dheere) “TFG danta ayaa khasabtey ee anagu ma khasbin, waxayna arkeen in ayna dowlad noqon Karin.
August 30, 2008Cumar Dheere
QEYBTII 2-AAD
Halkaan ka akhri
Ethiopian Xuska Miliniyamka wadanka Ethiopia markii ugu horaysay magaalada Hargeysa loogu sameeyay.
August 30, 2008Xuska Miliniyamka
Halkaan ka akhri
Golaha Guurtida ku Dhaqanka Shareecada Islaamka ee Beelaha Daarood oo warsaxaafadeed ka soo saaray Xaalada Kismaayo
August 30, 2008Warsaxaafadeed
Halkaan ka akhri
John Künzler waa nin Swiss ah, balse asalka dhalashadiisa hore waa Soomaali, waligiis ma arkin Aabihiis, baadi goobna ugu jiro sidii uu u heli lahaa !!!!!.
August 30, 2008Aabaha John Künzler “Husein”
Halkaan ka akhri
Magaalada Kismaayo oo saaka lagu dilay 2 qof, kadib markii nin dabley ah uu rasaas ku furay Makhaayad ku taalada gudaha magaalada.
August 30, 2008Magaalada Kismaayo
Halkaan ka akhri
Sheikh Xasan Turki oo gaaray Kismaayo isagoo wata Ciidan lagu tilmaamay Comandos, isagoo ka hadlay markii ugu horeysay Heshiiskii Djibouti.
August 29, 2008Sheikh Xasan Turki
Hoos ka daawo Video-ga
Halkaan ka akhri
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo RW. Nuur Cadde oo galabta kasoo degay garoonka Muqdisho.
August 29, 2008Adan Ade Airport
Halkaan ka akhri
Masaajidka Sheikh Cali Suufi oo 11 bilood kadib Maanta furmay, iyo Masaajido kale oo weli u xiran ciidamada gumeysiga Ethiopia.
August 29, 2008Salaada Jimcaha
Halkaan ka akhri
Ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda KMG ah oo Maanta rasaas ku furay dad rayid ah oo aan waxba galabsan.
August 29, 2008Dad la xasuuqay
Halkaan ka akhri
Waxaa wali soo gaaraya magaalada Kismaayo Islaamiyiin fara badan oo wata Calan Madow, iyadoo ay garba socdaan tababro loo sameynayo.
August 29, 2008Islamic Court Kismayo
Daawo Video laga soo duubay
Halkaan ka akhri




















