Archive for July 12th, 2009

Tartan sanadeed oo uu soo diyaariyey Dugsiga Al-Nuur oo loo qabtay Dhallinyarada Soomaalida Magaalada Zürich ee Dalka Switzerland.

July 12, 2009

Daawo Sawirada kale
Halkaan ka akhri

Wadooyinka xaafadihii ay Maanta qabsadeen ciidanka dowladda Soomaaliya oo lagu arkayo meydadka Al-Shabaab.

July 12, 2009

Daawo Sawirada kale
iyo kuwa cusub
Halkaan ka akhri

Khilaaf xoogan oo hareeyay madaxtooyada Villa Soomaaliya, kaasoo ka dhashay Hub la qabtay isagoo u raran Mucaaradka.

July 12, 2009

Halkaan ka akhri

Afhayeenka ciidamada Amisom oo xaqiijiyay in ay ciidamadooda ku biireen dagaalka Maanta ka soconaya magaalada Muqdisho.

July 12, 2009

Halkaan ka akhri

Wasiiru dowlaha W/Gaashaandhiga oo Shir Jaraa’id kaga hadlay dagaalada ka socda Shalay iyo Maanta magaalada Muqdisho.

July 12, 2009

Halkaan ka akhri

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa Maanta si buuxda ula wareegay gacan ku haynta inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho.

July 12, 2009

Halkaan ka akhri

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheikh Shariif oo si toos ah uga qayb galay dagaalka ka socda Woqooyiga magaalada Muqdisho.

July 12, 2009

Halkaan ka akhri

Taangiyada iyo Ciidamada AMISOM oo si toos ah ugu biiray dagaalka ka socda goobahii shalay lagu dagaalamayey Qaarkood.

July 12, 2009

Halkaan ka akhri

Somali-American Joining the Fight in Somalia..

July 12, 2009

Halkaan ka akhri