Heesta Maanta : Gusha iyagaa leh

Hoos kadaawo sawira kale
Swiss-Bern (SomaliSwiss) 30, March 2007
Jimca oo ay taariikhdu tahay 30.March 2007, Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Gumeysiga wadanka qabsaday ee
Ethiopia xasuuq ba’anna kuhayya shacabka Soomaaliyeed ee kudhaqan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Bannaanbaxan ayaa lagu hor sameeyay Safaarada Jarmalka ay kuleedahay wadankan Swiss-ka Maadaama uu hogaanka EU da Midowga Yurub ayaga ay uxilsaaran yihiin madaxna ay katahay marwada heysatay madaxtinimada wadanka Jarmalka Marwa Angela Merkel.
Bannaanbaxan ayeey isugu yimaadeen Soomaali aad ufara badan oo kakala yimid Gobolada wadankan Swiss-ka.
Mudaaharaadkan ayeey soo abaabuleen Odayaasha & wax garadka kudhaqan Wadankan Swiss-ka kaasoo kusoo beegmay xasuuqa lagu hayo shacabka aan waxba galabsan.
Banaanbaxan ayaa ahaa mid aad ay uga dhiidhinayeen shacabka kudhaqan wadankan Swiss-ka halkaasoo ay isugu yimaadeen Odayaal wax garad Haween & Caruurba.
Qore : Yusufyare
SomaliSwiss Yusufyare
Banaanbax aad u balaaran ay soo abaabuleen Ururada Dhalinyarada & bulshada ee Midowga jaaliyadaha Switzerland oo shalay ka dhacay Magaalada Geneve UN-ka hortiisa.
UN-ka Geneva
Halkaan ka akhri
Banaanbax aad u balaaran ay soo abaabuleen Ururada Dhalinyarada & bulshada ee Midowga jaaliyadaha Switzerland oo maanta 23.11.07, ka dhacay Magaalada Geneve ee cariga Switzerland.
Daawo Video-ga Mudaaharaadka
Qeybtii 1aad




















